Talk:Romanization of Inuktitut

From Wikipedia, the free encyclopedia
Jump to: navigation, search

cali muuse cigaal waxa uu nabadoonka nabadoonada ugu caansan beesha warsangeli waxana uu ahaa nabadoonka beesha muxumud waxana uu dhashay 1919 waxana uu kudhashay gobolka sanaag waxana uu ahaa caaqilka guud ee gobolka snaag looga danbeeyo xiligii engiriiska waxana laga waydiin jiray gobola sanaag, waxa uu ahaa maayarka magaalada ceelafweyn, waxa uu kuguulaystay nabadoonimada xiyo garyaqaanimada xiligii siyaadbare waxana uu sanad dhan sawirkiisu kusoobixi jiray calenderka dalka somalia,

inshaa allah taariikhda caaqil xaaji cali muuse cigaal waan soo gudbin doona sida ugu dhakhsiin yaha badan iyo sawiradiisaba,