User:Hawadle

From Wikipedia, the free encyclopedia

Asalaamu Caleykum Waraxmatulahi wabarakatuh Waxaan Halkaan Idiinku Soo Gudbindoonaa Taariikhda mayle samaale iyo inta ladhalatay run ahantii ilma maysla samaale waa qowmiyad aad u badan maahan kuwo meeshan tariikh dooda lagu soo koobikaro waana dad ilaah badiyey hadana diyar uma nihin ilaan ilma samaale idiin sharaxno balse waxaan halkan kaga hadli doonaa beesha loo yaqaan - XAWAADLE- iyo cida ay ilma samale kayihiin aqristow waxaan idinka haqabtiri doona dhaman bahida aad u qabtaan faraacinta ilma samaale tariikh dooduna kama marna halkaan oo meela badan ayan kasoo qaadan doonaa balse waxaan halkaan ku kala dhig dhigi doona ama kaga shekey doona beesha meysla samaale oo ah beesha xawadle dadka qora taariikhaha ama dadka somaliyeed ee quburada ahi waxay ogyihiin besha xawadle ineey kasoo jeedaan beesha mayle samaale balse dadka qaar ayaa waxay ku tiriyaan iney yihiin bel kamid ah belaha hawiye hadaba faracinadu maahan kuwo intooda badan somalidu qortataariikhdooda balse waxeey kashegan afka oo somalidu maheen dad wax qora ama aqriya sidasi daraadeed ayaa tariikhda umada somaliyed u noqotay mid afka kukooban hadaba qoraladan waxay kutisindoonaan tixraaca taariikhda ilma samaale cooming soon

1.Gardheere samaale

2.Irir Samaale

3.Mayle Samaale

4.Maqare Samaale

5.Xamare Samaale

6.Xariire Samaale

7.Gurre Samaale

8.Gariire Samaale

9.Yaabur Samaale


Mayle samaale

Mohammed

Xawaadle

Miilaawe xawadle

Midigsame xawaadle


LO'DOONE IYO WALAXMOOGE


1: Alagumar lo'doone

2: Diintiwaaq lo'doone

3: Wacwacaale lo'doone

4: Gaadineceb lo'doone

5: Ishaarabe lo'doone

6: Barisame lo'doone

WACWACAALE LO'DOONE 1: abdiraxiin

2: samatalis


1. Faramage samatalis

2. Yusuf samatalis

3. Dige samatalis

4. Abdalle samatalis Beesha Cabdi Yusuf

Mataan Jalajiid


1:Reer iidle

2:Warfaa Mataan

3:Feeroole Cabdalla Tuur Jiilaal


C:Urgaalle Jiilaal

1:Garaad Cabdi

2:Abubakar Cabdi

D:Habar Bare

Beesha Farmagge

Reer Ugaas

dhaga digane dhoore


1:hiraabe dhoore

2:dalab dhoore

3:cabdulle dhoore

4:agoon ebakar dhoore

5:shabeelow dhoore


dhaga digane


ugaas guled

1r:eer hilowle

2:reer liibaan 3-reer madar

4-reer xirsi


cali farax (cali madax) -reer warfaa faarax -habar agaay -reer caalin -xasan guuleed

Beesha Dige


A:Ciise Dige

B:Yabar Dige

Yabar Dige: -Aadan Warsame -Oysan -uurku xeeb

A:Ciise Dige: -Ibraahim Ciise -Madaxweyne Ciise -Yacquub Ciise

Ibraahim ciise 


1:Arwaad

2:Axmed Xalane

3:Abiiker Aadam

4:Mataan

5:Yabarow


-Madaxweyne Ciise:

-Cali Madaxweyne Ciise

-yabar Madaxweyne Ciise¨

-Cabdalle Madaxweyne Ciise

-Axmed Madaxweyne Ciise

-Geedi Madaxweyne Ciise

-Agoon (Cabdalla Madaxweyne)

. Gudwaaq

. Ciise Jabriil

. Irab Abdi Weyne

. Saciid Xaaji

. Cigale Xaaji

. yabaal Xaaji

. Gaalible Yabar Madaxweyne


1:adan yabar (adan dhaay)

2:maxamud yabar

3:cali yabar(cali gumadeey )

4:irib xusen yabar

5:tuurow yabar

6:baane yabar

7:yabar madoow

8:cabdalle xalane

9:iidle yabar

10:guudcade yabar Ali Madaxweyne


Daarood Ali

Mohammed Ali

Haaruun Ali

Yabar Dige


1:Aadan Warsame 2:Oysan 3:uurku xeeb aadan warsame


1:habarduduble

2:habar yusuf

3:habar martiile




Abdalle


1:maxamed cabdalle

2:saleeban cabdalle

3:aadan cabdalle

4:idiris cabdalle

5:cumar cabdalle Xasan maxamed

xuseen maxamed

xasan maxamed


1:guuled fodeey

2:jimcaale fodeey

3:dhagaweyne

4:aadan cadow

5:siyaad abiikar

6: hiloowle

7:guuleed yabar kuul

8: uraab xuseen maxamed


1:Dibjire


2:Liibaan dhuub

3:Samatar

4:Faqa Liibaan

5:Faarax Cigalle

6:Bulbul Gureey

7:Baalle Basagaab saleeban cabdale


1:Gacanee saleemaan

2:xaragaale saleebaan

3:muuse saleebaan


Xawaadle waxay dagaan Hiiraan,galgaduud,shabeelada dhexe,banaadir,shabeelada hoose,jubada dhexe,jubada hoose,gedo,bay,bakool. gobolka Liibaan sida moyale,dolo addo.udet,filtu,mustaxiil,feerfeer,qallaafo.beesha xawadle waa beel facweyn leh kumana eka intaan abtiriska waxaanu idiin soo bandhigi doona saldanooyinkii beesha aay lahayd iyo meelaha aay katalin jirtay sida harar ilaa konfurta somaliya waxana kuu daliil ah majirto bel lamida besha xawadle markan u kacno dhanka abtirsiinaha waxaadna ku daremi karta sida qabiilada somaliya lagu tiriyo qabiilada ugu waa weyn aay faraacintooda kasoo jedaan besha xawaadle hada waxaan idiin soo diyaarin doonaa taariikhda besha oo dhameys tiran hadii allaha awooda leh yiraah

fadlan laxariir maamulka ilaalina xeerka wikipediyaha hana ku xadgubin qoraal maskaxi ku baxday ama waqti badan dad ku dhumiyeen hadii aad dooneyso inaad wax ka badasho lasoo xiriir maamulka

prof: Abdi Fatah Ahmed