Jump to content

User:Abdicasiis

From Wikipedia, the free encyclopedia

Ibnu Khalduum بو زيد عبد الرحمن بن محمد بن خلدون الحضرمي Abu Sayid Cabdul rahmaan Ibnu Maxamed Ibnu Khalduum Al xadrami. wuxuu dhashay 27 May 1332 waxaanu dhintay 17 marij 1406. waxa uu ka dhashay carab isla markaana waxa uu ahaa nin caalim ah. waxa uu yaqaanay cilmiga sayniska iyo taariikhda.