Jump to content

User:Abubakarcm20

From Wikipedia, the free encyclopedia

Burdacaar

Burdacaar waa tuulo hoos tagta degmada Cadale ee gobolka shabeelaha dhexe. Wexeyna qiyaastii 170 km dhanka waqoyi bari kaga beegantahay magaalada Muqdisho. Tuulada burdacaar waxaa ay degma xeebeedka Cadale kaga beegantahay dhanka waqooti qiyaas ahaan 10 km. Dadka deegaanka badankoodu waa xoola dhaqato, beeralley iyo ganacsato. Sidoo kale waxaa jira qaar kalluumeysato ah. Dhanka waqooyi bari waxaa kaga beegan Masaajid Cali Gaduud halka dhanka koonfureed uu kaga beeganyahay deegaanka Geelgub.