User:Caddecadde

From Wikipedia, the free encyclopedia
File:Burhaan Cusmaan Mohamed
Barafow

<gallery>

<img src=images/barafow.JPEG-bild width=53kb/>

Burhaan Cusmaan Mohamed|15px|thumbnail|right|Barafow]] Burhaan Cusman Mohamed burhaan wuxuu dhashay sanadii 1985 wuxuu ku dhashay magagaalada muqdisho Gaar ahaan Dagmada yaaqsh [[File:Burhaan Cusmaan Maxamed|25px|thumbnail|right|Barafow]] iid xafada towfiiq burhaan wuxuu ku barbaaray isla dagmada yaqshiid ee magaalada Muqdisho. burhaan wuxuu tacliinta dugsiga sare kabaxay sanadkii 2001 dugsiga sare ee Ahmed Gureey ee Magalada muqdisho, Burhaan wuxuu tacliinta sare bilaabay isla Sanadii 2001 Jamacada IOU - Indian Ocean University, Mogadishu, Somalia wuxuu burhaan wuxuu ka ahaa dowladii DFKS ee Xiligii Abdullahi Yousuf Uu hogaaminayay Mudane Burhaan wuxuu ka qabtay xilal kalagadisan, Asagoo Kamid Ahaa Securtry Genral Shirkii Dib u heshiisiinta Qaranka Somaliya ee sanadii 2007 ka dhacay magaalada muqdisho, burhaan marnaba kama uusan tagin caawinta shacabkiisa somaliyeed iyo sidii xal loogu heli lahaa qalaalaasaha mudada badan hareeyay wadankiisa ee wuxuu markasta u taagnaa in uu caawiyo shacabkiisa burhaan oo ugu danbeentii soo gaaray wadanka Sudan Xilal kala duwana ka qabtay safarada somalida ee wadankaas sanadii 2008 Arimo shaqo aawgeed iyo baahi looga qabay safarada wadanka Libiya Ayuu burhaan u kici timay wadanka Libiya oo daris La ah wadanka sudaan Kana mid ah wadamada Jaamacada Carabta bahda kula ah wadanka Somaliya. waana meesha eey ugu baxday naaneesta ah(Barafow)taas oo eey ugu bixiyeen umada uu u adeegi jiray dabcigiisa wanaagsan iyo u jajabnaanta shacabkiisa Kunoolaay Libiya oo aad ugu dhibaateysnaa burhaan wuxuu viso casuumaad ah ka helay wadanka talyaniga kadib oo uu halkaas u baqoolay asagoo hadda ku nool wadanka Austria. wuxuu hadda ku noolyahay wadankaas, burhaan marnaba kama tagin adeegida shacabkiisa dowlada DFS ayaa Mudane burhaan (Barafow) u soo magacawday qusuliyad eey kuleedahay wadanka Austria. halkas oo uu waqtigan ku suganyahay shacabka kunoolna ku diirsadeen oo uu qofkasta magaaladuu joogu ugu tagaa kuna soo caawiyaa.