Jump to content

User:NUH DHERE

From Wikipedia, the free encyclopedia

Gorgor waa magaalo kutaala waqooyiga Wardheer. Iyo bariga dhagax buur, Waa magaalo qadiimi ad oo tariikh dheer ku leh gobalka .waa magaalo siwacan looga yaqan wadanka Itoobiya iyo wadanka Soomaaliya iyo Somaliland ba.Waa magaalo santar ah oo ay maraan malin walba ugu yaraan 100 gaari oo ukala gooshaya gobalada dhexe iyo koonfur ee soomaaliya iyo gobalada soomaaliland iyo itoobiya. waa magaalo ay dagaan dad tiro badan oo ree guuraa xoolo dhaqato ah . waxay leedahay school hoose dhexe iyo xarun caafimaad

Gorgor District Ethiopia Degmada Gorgor waxaa kajira maamul hoostaga degmada Gashamo e Gobolka [dhegax buur] ee itoobiya. waxaa kajira maamul wax tar u leh shacabka daga halkaas.Waxa dhamaanba uu dayactir ku sameeyay goobihii wax barashada iyo dhamaanba goobaha caafimaadka biyaha iyo adeega asaasigaa oo ay ubaahan yihiin, gudoomiyaha Gorgor oo lagu magacaabo Siciid Axmed Xuseen (xamar), iyo gudoomiye kuxigeenka Mudane Axmed Maxamud Cumar oo ah niman ku dhashay deegaanka Gorgor, kuna soo barbaaray magalada, gacan weyna ka geystay. Wax qabadka iyo horumarka magaalada, waxaa jira odayaal dhaqameedyo iyo dad ganac sadayaala oo magaalada aad looga yaqaano waxaa kamida; Cumar aw Jibriil (AHN) Xirsi Xasan Dhaaye (AHN) Bire Xasan dhaaye (AHN) Iidan Jaamac Magan, Mohamud Jamac shulla dhige, Xassan xuseen xamar(AHN), Cisman Nuux dheere(AHN) iyo Ayaanle Rooble(AHN) Qorane Kaariye xirsi gaane,Cabdullahi Aden qurux (saddexle) abwaan Xuseen Yawle, Qorane Axmed Aden,dhamaan dadkaan oo muhiim u ah bulshad halkaas dagan oo xoollo dhaqataa u badan . • Sidoo Kale Gorgor waa caasumada Labaad dadka deegankaas kunool, Caasumada1aadna waa Magaalada Gashaamo. • Gorgor waxa ku yaalla riig biyood oo hada aan shaqayn oo xidhan waxaana qodey dawladii talyaniga 1940's kii xlli kubeegan .... kasoo oo hada ay dawlada deegaanka somalida Ethiopia wado in dib loo sameeyo oo biyaha laga so saaro.