Jump to content

User talk:Dawale

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

Abdullahi Mohamud Hosh,Arabic عبد الله محمود حوش as knows Abdullahi Hosh ,af sormali cabdullahi maxamud xoosh he is the founder of Somali armwrestling federation S.A.F the year of 2006 while he was university student in Egypt. also he is the one of the founders of African powerlifting federation in Alexandria Egypt the year 2006 automatically recognized Egyptian government and some African governments ,the committee elected Abdullahi Hosh as treasure of african powerlifting federation .Hosh won best coach of africa armwrestling the year of 2009 Cairo Egypt and models,and attended many training of armwrestling .

Cabdullahi xoosh wuxuu ahaa aas asihii ama curiyihii xariirka cayaaraha gacan kulagdanka ee somalia S.A.F, sanadii 2006 xiligaas uu ahaa arday jamacaded ee dalka masar. xoosh wuxuu sidookale kamid ahaa aas asayashii african powerlifting federation sanadii 2006 ee lagu as asay magalada alaksandariya ee masar ,islamarkaasne waxaa aqoonsatay dowlada masar iyo dowlada kale oo afrikaan ah,xoosh waa loo dortay in uu noqdo khasnajiga ururka ,wuxuuna ninka ugu dada yaraa as asayaasha iyo in uu ahaa ruuxa iska leh fakarka .xoosh sidoo kale wuxuu kuguleestay tababarihii ugu fiicna cayaartan gacan kulagdanka ilaa heer africa sanadii 2009 qaahira masar,wuxuu kale uu fursad uhelay in uu barto cilmigaan iyo tababaro badan oo kusabsan cayaartan.