Jump to content

User talk:Ifow

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

Hayadda Swift ee maamusha lacagta ay bangiyada adduunka isku diraan ayaa joojin doonta Sabtida in Bangiyada Iran ay diraan lacag ama loo soo diro.

Talaabadan ay qaadayso hayadda Swift ayaa loogu tala galay in lagu cunaqateeyo bangiyada Iran si Iran ay u joojiso barnaamishkeeda Nukliyeerka.

Hayadda Swift ayaa sheegtay in cadaadis badan ay saareen Maraykanka iyo Midowga Yurub, si loo joojiyo in bangiyada Iran inay lacag si electaroonic ah u helaan ama u diraan.

Madaxa Swift ayaa sheegay in talaabadan inay mid aan horay loo qaadin oo aan caadi ahayn. by ifow

Start a discussion with Ifow

Start a discussion