User talk:Mohammed Abdulahi Huseen
Mohammed Ali jinnah
[edit]Hogaamiye Mohammed Ali jinnah 2022/12/27 “....Lo'da waa ilaahiina anaga waa hungurigeeyna(badarkeeyna) ,idinka waxaad tihiin sanam cabuduyaal,anagana waxaan nahay muslimiin, kama dhamaado khilaaf dhaxdeeyna ,maanta kadib Hinduus mani xukumeeyso .....;” Mohamad Ali jinnah Hogaamiyaha aan inta badan aan la aqoon hogaamiye Mohammed Ali waa hogaamiye muslum ah ku dhashay Pakistaan gobolka Karaaji sanadii 1876-Decem-25 maanta ayaan qormadan gaaban ugu hadli doonaa hogaamiye Maxamad Cali Jinaah Mohammed Ali jinnah waa hogaamiyihii muslimiinta Hindiya marka aan leenahay hindiya waxaan oo lajeedaa mid ueg qaarada Hindiya markaas Hindiya waxaay ka koobneed Hindiya ,Pakistan, Bangladesh, oo Seddexdan wadan la iska oran jiray Shibhu Hindi .Anaga hadaan nahay muslimiin waxaan ogtahay in aay muslimiinta aay hindi xukumaayeen 1000 sano ilaa uu kasoogaaro Faaskoodii gaamaa Bilbaaw sandkii 1498 CD heebta Hindiya sidii uu gacanta Burtaqiiska (Portugal) uu ugu galiyo ,Faaskoodi gacanta ayuu waxuu ugaliyay dhulkii muslimiinta Portugal intaa kadib dhulka Shibhu Hindiya oo aay muslimiinta xukumaayeen uu gacanta ugaliyay Faskoodi Portugal ,intaa kadib waxaa Shibhu Hindi imaaday Ingiriiska (Britain. Ingiriiska dhulkaas waxuu ku bilaabay gumeeysi,laakin dhamaadkii qarnigii 19 aad waxaa bilaawday dhaqdhaqaaq Hinduu ah ku waas oo hadafkood ahaa inaay helaan xuquuqdoot (xuquuqda hinduuga) .Halka muslimiinta hinduuga ah aay u dhaqdhaqaaqaayeen xuryada ,kohor ina uu Hinduuska ku soo biirin dhaqdhaqaaqaas xureenta. Muslimiinta Hinduuga ah iyo kuwa Hinduuska ah ayaa waxaay abaabuleen shir sanadka markuu ahaa 1884 CD ,si aay u bilaabaan baadigoobka xuryadoot ,inta shirka lagu jiray ayaa waxaa goobta shirka kasoo muuqday nin abukaati ah aay shaqsiyadiisu aad u sareeyso layiraahdo Mohammed Ali jinnah. Kohor inta uu Ingiriiska albaabada ufurin shaqsi layiraahdo Mohandaas kaarmaa shand gaandhi ku caan ah (Mahatma Gandhi) , iyaga oo kacabsanaayo khatarta muslumkan oo hindiga ah .Marka hore Mohammed waxuu ahaa nin u guyeero dadka dawlad mideeysan oo loo simanyahay muslum iyo gaal Oo hindi ah ,laakin waxaa ka soo horjeestay khudbadahiisa oo meel kaste kasoo jeedinaayay kuwa aaminsan Hinduuska ku waas oo lo'da caabudu ,Hinduuska waa aay diideen in lasinaado waxaay sheegeen in aay muslimiinta aay tiro ahaan laga badan yahay oo Hinduuska badan yahay inaay San macquul eheen Muslum iyo Hinduus inaay jin ahaadaan hadii aay ahaan le heed xaga waxbarshada ,xaga sayaasada ,xaga kala hormarinta oo aay rabeen markaste in lasoo hormariyo qofka hinduuska ah ,waxaay marmarsiiya ku dhigan jireen iyo si jeesjees ah idanka dhan waxaad tihiin 100 million qof oo anagaa idiinka badan anagaan idiinka mudnaan badan .Markaas ayuu xukun ku soo rogay Ingiriiska Mohammed Ali asigoo ilaalinaayo danta gaar ee dadyoowga aamin san Lo'da tahay Ilaah (Hinduus).Islamarkaas Mohammed waxuu ku dhawaaqay xisbi Islaami ah sanadka markuu ahaa 1930 CD ,waxuuna uyeeray mufakarkii weenaa ee Mohammed Iqbaal Oo uu lawadaagay in lasa Meeyay wadan ka madaxbanaan hindiya wadan kaas oo muslum ah .Sanadka markuu ahaa 1933 CD waxaa soo ifbaxday kalimadda “Pakistan" oo utaagneed dawlad muslum ah oo maddax banaan kilimada pakistan waxaa lagu soo jeediyau jaamacadda Kaampriij waxaana soo jeediyay arday muslum ah oo ladhihi jiray Tashowdrii Rahmat Ali .Pakistan waa kalimad cajab badan oo midkaste macne gaar ah utaagan P waxaay utaagantahay gobolka Punjaab (punjab) halka uu xarafka A uu kasoo jeedo gobolkii hore ee aay xuduud wadaagaayeen Afgaanistaan (Afghanistan) halka uu xarafka K uu yahay gobolka Kashmiir oo ilaa hada uu yahay gobolka kaliye oo aay Hindiya gacanta ugu jiro ,Kashmiir waa gobol isku xiro Pakistan iyo Hindiya kaas oo marwalbo la isu dagaalo ,halka xarafka S utaagan yahay gobolka Sind ,halka Tan aay utaagan tahay gobolka Boloshtaat, hadii loo mecneeyo si gaaban oo fudut wuxuu naqanayaa Pak oo mecneheedu uu yahay Dhaahir halka Stan aay tahay dhul , isku qabo waa Dhulkii dhaahirsanaa .Sidaas hogaamiye Mohammed Ali jinnah waa uu guuleestay oo muslimiinta waa uu mideeyay dhulgooni ah ayuu ugu bixiyay oo waa uu kadhaxsaaray wadankii Lo'da laga caabudaayay ,intaa marku uu xureeyay wadankii iyo dadkii waa uu dhintay,waxa uu dhintay sanadkii 1948-11-September.Intaa kagadaal pakistan waxaay naqatay dawladii ugu horeeysay oo muslum ah oo hanatay (milkisay) hubka si bacan wax ugu maado ee Nuclearka .Halkaan ayaan ku soo koobay qormadii dheeraa oo lagu qoray buuga boqolka muslimiin badalay saay usocto taariikhda, Aniga oo ah Mohammed Abdulahi Huseen ayaa farsameeyay qormadan waxaan idiin rajeeyaa kheer iyo nabadd galyo ◇◇◇◇◇waxaad kadaawan kartaa aqoonsanetv ama website keeyna Mohammed Abdulahi Huseen (talk) 18:17, 30 December 2022 (UTC)