User talk:Abdikariimtahliil

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

Banaadir waa gobolka ugu yar dalka Soomaaliya wuxuuna ka kooban yahay 16 degmo waana magaalo-madaxda dalka Soomaaliya Xamar iyo baadiyaha ku xeeran. Banaadir waxaa waqooyi ka xiga gobolka Shabeellaha Dhexe koonfurne Shabeellaha Hoose iyo bari oo ay ka xigto Badweynta Hindiya

Banaadir waxaa la isku dhihi jiray qarnigii 19aad Magaalooyinka Soomaaliyeed ee ku yaal xeebaha Badweynta Hindiya laga bilaabo Cadale laguna geeyo magaalada Baraawe. Waaguu gumaysiga Talyaaniga koonfurta Soomaaliya katalin jirey iyo horaantii madaxbanaanida dalka Soomaaliya, Banaadir waxay ka koobanayd gobolada hadda loo kala yaqaan Shabeellaha Dhexe, Shabeellaha Hoose iyo Banaadir balse waxaa la bedelay 198? markii ay dowlada Kacaanka bedeshey soohdimaha gobolada DalkaSoomaaliya.


You have been blocked indefinitely from editing because your account is being used only for vandalism. If you would like to be unblocked, you may appeal this block by adding the text {{unblock|reason=Your reason here ~~~~}}, but you should read the guide to appealing blocks first. Jac16888 Talk 11:32, 9 June 2012 (UTC)[reply]