Jump to content

User talk:Culusow

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

Wax ka baro taariikhda degmada waxbo ee gobalka galgaduud

[edit]

Degmada wabxo waa degmo ka tirsan gobolka [Galgaduud] waxaa degmo ahaan loo aqoon saday sanadki 2000 waxeeyna xadla leedahay degmooyinka [Ceelbuur] , [Guriceel], [Ceeldheer] iyo Degmada [Maxaas ee gobalka hiiraan] .degmada wabxo waxee ku taal xadka gobolka Hiiraan iyo galgaduud , magaala dan dhaqaala heedu wuxu ku tiirsan yahay beeraha, iyo xoolaha nool sida geela ,ariga iyo lo,daba wuxu kaloo ku tiirsan yahay beeraha. waxaa dega beesha murusade gaar ahaan habar ceeyno, iyo hilibi maxamed, Tirada dadka degan waxee gaarayaan tira koob ki ugu dan beeye ee la sameeye :47,000. Waxaa ku yaal school hoose dhaxe iyo sare, isbitaalo caafimaad, iyo maraakis diinta lagu barto, magaca wabxo micna ahaan waa dhulka biyaha badan meel walba oo mitir laga qodana ama wax ka yar biyo ayaa ka imaada degmadan, qey raadka eebe oo ku maneeste waxaa kamid ah luubaanta la shito oo ka baxdo , ciyaaraha caanka ee ku tahay ee laga ciyaaro waxaa kamid ah wilisiqo, gadoon, waalo, oradada, bootinta, iyo kubada cagta , Degmadan waxaa ka soo jeeda dad caan ah waxaa kamid ah taliyahi ciidanka cirka ee dowladi dhaxe general Xasan jimcaale jowle, taliyahi ciidanka madaafiicda goobta, ee dowladi dhaxe G/dhaxe ismaaciil Yaasiin, G/sare daahir c/Axmed cadaawe Gudhuu taliyahi hool galinta ciidanka nabad sugida ee isku dhigay baabuur ka qaraxa waday Col. Maxamud cabdulle cagdher oo kamid ah saraakiisha ciidanka asluubta G/le jilibeey cabdulle xoor, oo ah abaan duulaha guutada 5 aad, xildhibanad farxiyo xasan cali falfalos, Ugaas ka beesha murusade cabdullahi ugaas xaashi , Ganac sade cabdi cali faarax , ganac sato caasho shaacuur ugaas, Ganacsade maxamed maxamud oo ah shaqsiga yaa kaa ur badan baxiye iyo tira kale oo badan , dhanka macaliminta ka soo jeeda waxaa ugu caan san........................................................................................ dhanka fanaaniinta waxaa ka soo jeeda farxiya Axmed cadaawe Fiska, bile maxamud cali Sky, iyo siraad cabdulle ugaas

w/Q Cabdicasiis Mohamud Ciire

March 2018

[edit]

Information icon Please refrain from making unconstructive edits to Wikipedia, as you did at New. Your edits appear to constitute vandalism and have been reverted. If you would like to experiment, please use the sandbox. Repeated vandalism can result in the loss of editing privileges. Thank you. — MRD2014 Talk 02:07, 16 March 2018 (UTC)[reply]

April 2018

[edit]

Warning icon Please stop your disruptive editing. If you continue to vandalize Wikipedia, as you did at Wikipedia:How to create a page, you may be blocked from editing. RA0808 talkcontribs 16:34, 3 April 2018 (UTC)[reply]